Wasiirka Amniga Soomaaliya oo xil u magacaabay nin Seedigiis ah !! (Akhriso Digreeto)

Wasiirka amniga gudaha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa wareegto uu soo saaray xilka Agaasimaha guud ee ilaalada xeebaha dalka ugu magacaabay nin seedigiis ah. Wasiir Ducaale ayaana ka qaaday xilka agaasimaha guud ee ilaalada xeebaha gabadha lagu magacaabo Muntaziyah M Jimcaale, kadib khilaaf la sheegay in uu ka dhashay mashruuc ay bixisay gabdhaasi … Continue reading Wasiirka Amniga Soomaaliya oo xil u magacaabay nin Seedigiis ah !! (Akhriso Digreeto)